Man United Oo Iska Xaadirsay Wareegga 4-aad Ee FA Cup-ka , Aston Villa Ayay Ka Talaabsadeen.

Man United ayaa iska xaadirisay wareegga 4-aad ee FA Cup-ka ka dib markii ay ka guuleysteen Aston Villa

Waxa ay soo bndhigeen ciyaar deg degsiimo leh waa ayna isa sigayeen haddii aysan ahaan lahaayeen goolhayhaasha labada koox

Aston Villa fursado muhiim ah ayay iska qasaarinayeen waxa ayna ka sheeganayeen go`aan qaadasho deg deh ah

United ma xumeyn , waxa ay ku fiicnaayeen in kubadda durba ay soo ceshtaan marka ay cagtooda ka baxdo , sidoo kale

Dagaalka labada koox waxa uu ka socday garbaha waxaana kulankaan amaan mudan goolhayayaahaasha waaiba kan Aston Villa oo bad baado cajiiba ah sameynayay

Aston Villa waxa ay  ka sheegteen qasaarinta fursadaha , waxaana xusid mudan in maamulka kubadda ahaa md isu dhaw labada dhinac inkastoo Aston Villa  gaareysay heer dhan %57

United waxaa goolka guusha u dhaliyay S. McTominay daqiiqaddii 8-aad , waxa ayna kooxda.com xuseysaa in Aston Villa aad u wacnaayeen qeybta labaad .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*