Man United Oo Doonaysa In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Xiddig Muhiim U Noqday Kooxda Solskjaer.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsanayso in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga khadka dhexe ee Fred.

Xiddiga reer Brazil ayaa qaab ciyaareed fiican ku jira xilli ciyaareedkan isaga oo ah dookha 1-aad ee Ole Gunnar Solskjaer ee khadka dhexe.

Xiddiga 27 jirka ah ayaa kooxda Premier League kula jira xagaaga 2024 waxana uu mustaqbal fiican ku leeyahay kooxda.

Wargayska Manchester Evening News ayaa sheegaya in ay kooxdu ka fiirsanayso in ay wadahadalo heshiis cusub ah la furto xiddiga khadka dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*