Hordhac: Man City Vs Tottenham : Markii Ugu Horeeysay 40-Sano Ka Dib Ayay Final Ku Kulamayaan

Man City iyo Tottenhama yaa wada ciyaaraya finalka League Cup-ka waxa ayna kulankaas galayaan iyadoo su`aal ay dul saaran tahay xaaladda De Bruyne iyo Aguero

Tottenham dhankooda waxaa kulankaan ka maqan Harry Kane , Ben Davies iyo Matt Doherty.

Xogta Kulanka

* Man City ayaa badisay sedex kulan oo qeyb ka ah lixdii kulan ee ugu dambeeysay ee ay Tottenham la ciyaareen

* Tottenham waxa ay City garaaceen kaliya laba kulan oo ka qeyb ka ah lixdii kulan ee ugu dambeeyay

* City haddii koobkaan ku guuleystaan waxa ay u noqoneysaa markii afaraad xariir ah oo ay ku guuleysnayaan .

*Kulankaan waxa uu nqonayaa koodii ugu horeeyay ee Final ah tan iyo sanadkii 1981-dii oo FA Cup-ka ayay iks arkeen waxaana kulan ku celis ah badisay Tottenham .

Shaxda laga yaabo in ay ku soo galaayn kulanka

Manchester Coty:Steffen; Cancelo, Dias, Laporte, Mendy; Silva, Fernandinho, Gundogan; Mahrez, Torres, Sterling

Tottenham :Lloris; Aurier, Alderweireld, Dier, Reguilon; Ndombele, Hojbjerg; Bale, Lo Celso, Son; Lucas.

Sii Akhriso: Waa Goorma Wakhtiga Ugu Fiican Ee Jacaylku Ku Dhici Karo Qofka? Iska Baro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*