
Tababaraha Man City ee Pep ayaa war wacan ka helay tababarka kooxda ka hor kulanka Burnley ee horyaalka Ingiriiska
City ayaa beri qaabileysa kooxda Burnley oo marti ugu ah kulan ka tirsan wareegga 10-aad ee horyaalka Ingiriiska
Manchester Evening ayaa qoreysa in tababarkii galabta ee kooxdaas uu toos ugu soo laabtay daafacooda reer Holland ee Nathan Aké ka dib markii uu ka soo kabsaday dhaawac hayay
Nathan Aké ayaa bishaan sii dhamaneysa laga helaalay jilibka xilli uu la joogay qarankiisa Holland , waxa uuna ka dib ka maqnaa garoomada
Sida shabakadaas sheegeyso , Nathan Aké ayaa diyaar u ah in uu safto kulankaas balse go`aanka waxa ay ku xernaaneysa macalin Pep
Be the first to comment