Man City Oo Arsenal Ka Caawinaysa Saxiixa Xiddig Premier league Ka Ciyaara.

Kooxda Man city ayaa Arsenal ka caawin karta saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Amadou Onana sida ay sheegayaan wararku.

Arsenal ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga khadka dhexe si ay ugu xoojiso kooxda xilli ciyaareedka cusub.

Everton ayaa dhinaceeda u dhaqaaqday Badalka Amadou Onana.

Everton ayaa Badalka Onana ka Heshay kooxda Man city waana Xiddiga khadka dhexe ee Kalven Philips.

Man city ayaa diyaar u ah in ay Everton ka iibiso xiddiga maadama uu ka baxay qorshohooda.

Hadii ay Everton dhamaystirto saxiixa Philips waxa ay Arsenal u ogolaan doontaa saxiixa Onana.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga