Liverpool Vs Man City: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laba Koox Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda Maanta

Kooxaha Liverpool iyo Man City ayaa isaga hor iman doona Anfield kulan xiiso leh oo ka tirsan premier League kaas oo ay labada kooxoodba isha ku hayaan in ay guulo ka gaadhaan kulanka.

Labada kooxood ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waxana ay sanadihii ugu dambeeyay ahaayeen kooxaha sida weyn ugu xafiiltama horyaalka premier League.

Kooxaha ayaa ku hubaysan xiddigo cajiib ah oo waliba lagu qiyaasi karo xiddigaha ugu fiican premier League marka loo eego tayadooda iyo qaab ciyaareedkooda.

Labada kooxood ayaa maanta isaga hor iman doona shax ay mid walba ku doonayaan in ay ku gaadhaan guul waliba hogaanka u qabtaan horyaalka premier League.

Ka hor kulankooda waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood waxana xiddigaha ugu badan ku leh koxoda Liverpool kuwaas oo ku leh 7 xiddig halka ay Man City shaxda ku leedahay kaliya 4 xiddig.

Sii Akhriso: Sifooyinka Lagu Garto Dumarka Halista Ah Ee Lacagta Jecel Laakiin Iska Dhigaya Kuwo Ku Jecel, Ninow Ka Fogow Waa Dhiig Miirato

Liverpool v Man City combined XI

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*