Liverpool & Real Madrid Oo Ku Tartamaya Abaalmarin Khaas Ah

Koooxood ayaa ku tartami doona abaalmarinta kooxda ugu Fiican Adduunka Sanadka 2020 ee abaalmarinta Globe Soccer Awards ee sanad kasta lagu qabto magaalada Dubia.

Gudida qaban qaabada Abaalmarinta ayaa shaacisay 6-da kooxood ee sanadkan ku tartami doona baalmarinta oo la bixi doono 27 bisha December ee soo socota.

Kooxda Liverpool ayaa ahayd kooxdii ugu dambaysay ee abaalmarinta ku guulaysata sanadkii 2019 kadib markii ay ku guulaysteen champions League.

Reds ayaa markan abaalmarinta kula tartamaysa 5 kooxood oo kale kuwaas oo ku kala bixi doona abaalmarinta kooxda ugu fiican sanadka 2020.

Hadaba Sawirkan hoose Kaga Bogo 6-da Kooxood ee sanadka 2020 ku tartami doona abaalmarinta kooxda ugu fiican adduunka.

ليفربول وبايرن ميونخ وريال مدريد

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*