Liverpool Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka West Brom.

Kooxda Liverpool ayaa war fiican ka heshay tababarka maanta kadib markii ay xiddiguhu ka soo laabtaan fasax yar oo dhawr maalin ah.

Xiddigaha Liverpoll ayaa ku soo laabtay tababarka iyaga oo isku diyaarinaya kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda West Brom ee horyaalka premier League.

Waxa tababarka Liverpool ee maanta si buuxda ugu soo laabtay xiddigaha Thiago, Shaqiri & Milner Kuwaas oo haatan taam u ah in ay ka qayb qaateen kulanka West Brom.

saddexda xiddig ayaa dhaawac uga maqnaa kooxda kulamadii ugu dambeeyay soo laabashadooduna waxa ay war fiican u tahay Klopp ka hor wakhtiga mashquulka badan ee soo socda.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: 4 Khalad Oo Uu Ninku Ka Galo Xaaskiisa Kulanka Sariirta, Iska Ilaali Ninow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*