Liverpool Oo War Fiican Ka Helay Xaalada Trent Alexander-Arnold

Trent Alexander-Arnold ayaa ka soo kabsaday dhaawac gumaarka ah wuxuuna diyaar noqon doonaa kulanka ugu horeeya kadib fasaxa xulalka.

Daafaca midig ayaa lagu sawiray isagoo tababar la qaadanaya ciyaartoy kale oo aan u safrin waajibaadka caalamiga ah.

Sida laga soo xigtay The Telegraph,Trent ayaa taam u noqon doona inuu wajaho Watford Sabtida.

Xiddiga reer England ayaa seegay kulamadii ugu dambeeyay ee kooxda Liverpool waxana uu haatan taam buuxa u noqon doonaa kulamada Kooxdiisa Kadib Fasaxa xulalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*