Liverpool Oo Isha Ku Haysa In Ay Ka Fogaato Rikoodh Xun Oo Ay Dhigtay 27 Sano Ka Hor.

Kooxda Liverpool ayaa isha ku haysa in ay ka fogaato rikoodh ay dhigtay 27 sano ka hor gaar ahaan sanadkii 1993 marka ay caawa marti galin doonaan kooxda Man United.

Reds ayaa ku jirta qaab ciyaareed xun waxana ay guuldaro ku bilaabatay sanadk 2021 kadib markii ay guuldaro kala kulantay kooxda Southampton.

Xiddigii hore ee kooxda Liverpool ee Danny Ings ayaa kooxdiisii hore dusha u saaray guuldaro 4 bisha January ee haatan lagu jiro.

Kooxda Liverpool ayaa haatan doonaysa in ay ka fogaato in dusha loo saaro laba guuldaro oo xidhiidh ah sanadka cusub markii ugu horaysay tan ilaa 1993 markaas oo laba guuldaro oo xidhiidh ah dusha loo saaray.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Uuna Gacaliyahaag Waligaa Kaa Tagin, 3-dan Arin Ayaad Ku Dagi Kartaa Qalbigiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*