Liverpool Oo Albaabka Dambe Ka Gashay Taariikhda Premier League.
Kooxda Liverpool ayaa taariikh xun oo ka dhigtay premier League kadib guuldaradii Brentford.
Liverpool ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Brentford kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.
Reds ayaa laga badiyay kulankii 4-aad oo xidhiidh horyaalka premier League ilaa haatan.
Kooxda Slot ayaa guuldaro kala kulantay kooxaha Crystal Palace, Chelsea, Man United Iyo Brentford.
Sidaas darted Liverpool ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee taariikhda premier League badisa 5-ta kulan ee ugu horeeya premier League hadana laga badiyo 4-ta xigta.
Be the first to comment