Lionel Messi Oo Isku Qoray Buuga Taariikhda Kadib Guushii Xulkiisa Ee Canada.

Lionel Messi ayaa isku qoray buuga taariikhda kadib markii uu ka Soo muuqday kulankii xulka Argentina ka badiyay Canada kulan ka tirsanaa Copa America.

36 jirkan ayaa hogaamiyay xulkiisa kulankii furitaanka ee tartanka saacadihii hore ee maanta oo iimce ah.

Xiddiga ayaa ka Soo muuqday Copa America markii 8-aad waxana uu noqday xiddiga ugu safashada taariikhda tartanka Copa America.

Xiddiga ayaa haatan ka Soo muuqday tartanka 35 kulan waxana uu dhaliyay 32 gool.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga