
Trent Alexander-Arnold ayaa ka tagi doona Liverpool marka uu qandaraaskiisu dhaco dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana lagu soo waramayaa inuu ku biirayo Real Madrid.
Waxa jiray ciyaartoy waaweyn oo si xor ah uga tagay kooxohooda markii uu dhacay Heshiiskoodh.
Trent Alexander Arnold ayaa noqon doona magaciisa ugu weynaa ee ka taga premier League waliba si xor ah.
Halkan waxa ana ku Soo gudbin doonaa xiddigaha ugu Waaweyn ee ee sida xorta uga tagay kooxohooda markii uu qandaraaskoodu dhaxay.
Arsenal: Aaron Ramsey
Chelsea: Antonio Rudiger
Everton: Wayne Rooney
Manchester City: Ilkay Gundogan
Manchester United: Paul Pogba
Liverpool: Trent Alexander-Arnold
Be the first to comment