Liiska Xiddigaha Chelsea Kaga Biiray Arsenal Sanadihii Ugu Dambeeyay.

Noni Madueke ayaa u muuqda in uu noqon doono saxiixii ugu dambeeyay ee Arsenal xilli mashquul badan uu ku bilowday ilaa July suuqa kala iibsiga.

Kooxda Arsenal ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay macmiil ka dhigatay Chelsea iyada oo kala soo wareegtay xiddigo dhawr ah.

Xiddiga Madueke ayaa noqonaya xiddigii ugu dambeeyay ee Chelsea ah ee ku biira kooxda Arsenal sanadihii ugu dambeeyay.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha Chelsea ee ku biiray Arsenal sanadihii ugu dambeeyay.

Willian

Jorginho

Kai Havertz

Raheem Sterling

Kepa Arrizabalaga

Noni Madueke

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga