Ugu yaraan 6 Ciyaartoy oo Arsenal ah ayaa Laga Saaray Waajibaadka Xulalkooda sabab la xidhiidha Dhaawacyo Soo Gaadhay.
Waxa Labada todobaad ee Soo socda la ciyaari Doonaa Kulamada heerka caalami hadii ay tahay is reeb-reebka Koobka Addunka ama kulamo ay xulalku isugu diyaarinayaan Koobka Addunka.
Kooxaha ayaa dhamaan fasaxay ciyaartooyadii looga yeedhay Xulalkooda.
Kooxda Arsenal waxa la xaqiijiyay in ugu yaraan 6 Ciyaartoy Laga saaray Kulamada heerka caalami sabab la xidhiidha Dhaawacyo Soo Gaadhay.
Xiddiga Arsenal ee Laga saaray Kulamada heerka caalami ayaa kala ah.
Gabriel Magalhães (Brazil)
William Saliba (France)
Leandro Trossard (Belgium)
Jurrien Timber ( Netherlands)
Eberechi Eze (England)
Martin Odegaard (Norway).
Be the first to comment