Liiska xiddigaha Arsenal Ee Kulanka Liverpool Oo La Shaaciyay, Miyuu Ozil Ku Jiraa?

Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Liverpool Arbacada kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Kooxda Arsenal ayaan ka wal-wali doonin dhaawacyo cusub kualnka Liverpool iyada oo hasata xiddigo dhamaystiran marka laga reebo 2 xiddig.

Xiddiga Eddie Nketiah ayaa isagu anaax ku seegi doonoa kulanka kadib markii kaadhka cas loo taagay kulankii Leicester City halka uu Mesut Ozil wali ka soo maqnaan doono sabab la xidhiidha dhaawac dhabarka ah.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu Arteta u soo xushay kulanka Liverpool:

Martinez, Macey, Bellerin, Soares, Sokratis, Luiz, Holding, Mustafi, Kolasinac, Tierney, Xhaka, Guendouzi, Torreira, Ceballos, Maitland-Niles, Willock, Nelson, Pepe, Aubameyang, Lacazette.

Sii Akhriso: Sababtii Dhabta Ahayd Ee Uu U Baaqday Wadahadaladii Somaliland & Somalia Uga Furmi Lahaa Oo La Ogaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*