Laba Kooxood Oo Kaliya Oo Aan Wax Saxiix Ah Samayn Suuqa Xagaagan.

Kooxaha Premier League ayaa sameeyay saxiixyo suuqa kala iibsiga xagaagan marka laga reebo laba kooxood.

Laba kooxood ayaan ilaa haatan wax saxiix ah samayn suuqa kala iibsiga xagaagan.

Kooxaha Liverpool iyo Fulham ayaa ah labada kooxood ee aan ilaa haatan wax saxiix ah samayn suuqa kala iibsiga xagaaga.

Dhamaan kooxaha premier League ayaa ugu yaraan sameeyay hal saxiix oo Rasmi marka laga reebo Fulham iyo Liverpool.

Labada kooxood ayaa dhaq-dhaqaaq badan wada laakiin ilaa haatan ma samayn wax saxiix ah oo Rasmi ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga