Laba Abaalmarin Oo Ballon d’Or Ah Oo La Bixin Doono Sanadkan, Qaab Noocee Ah.

Abaalmarinta Ballon d’Or-ka sanadka 2021 ayaa la bixin doonaa 5 bisha December ee soo socota sida laga soo xigtay wargayska L’Equipe.

Majalada France Football ayaa markii ugu horaysay ee taariikhda bixin doonta laba Ballon d’Or hal mar kadib markii abaalmarintii sanadkii 2020 la kansalay sabab la xidhiidha xanuunka Korona

Majalada ayaa sidaas darteed hal mar wada bixin doonta Abaalmarinta sanadkii 2020 iyo sanadka haatan lagu jiro ee 2021 iyada oo ay xiddigo badan ku tartami doonaan.

Xiddigaha ugu guulaysiga badan abaalmarinta ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa shaki la’aan u tartami doona ku guulaysiga abaalmarinta labada sano.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*