Kulan Xasaasi Ah Oo U Socda Juventus Iyo Wakiilka Ronaldo., Maxuu CR7 Doonayaa ?

Ilo wareedyo ay qorayaan wargeyska Lagazetta Del Sport ayaa sheegaya in uu jiro kulan muhiim ah oo u socda maamulka Juventus iyo wakiilka Ronaldo

Hishiiska Ronaldo ee Juve waxaa ka harsan hal sano waxa uuna dhawaan sheegay in uu gaarayo go`aan la xariira mustaqbalkiisa marka koobka qaramada Yurub uu dhamaado kaasi oo ay haatan ka hareen

Juve weli dalab rasmi ah oo Ronaldo lagu doonayo ma aysan helin , wax ayna haatan kala hadlayaan in uu joogayo ama in la radainayo koox iibsata

Kaliya  kooxaha United iyo PSG ayaa si gaar ah u doonaya laacibkaas xilli loo baidnayo in PSG uu aadi doono .

Warka wax auu intaas ku darayaa in Ronaldo uu door bidayo in uu baxo xagaagaan halka qaab xor uu ku bixi lahaa xili ciyaareedka dambe

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*