DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 16 Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

Waxa si Rasmi ah loo Soo afjaray wareega Group-yada tartanka Euro 2024.

Kulamo xiiso leh ayaa la ciyaaray intii ay socotay wareega Group-yada.

16-ka xul ee ugu fiican ayaa u Gudbay Wareega 16 iyada oo ay Soo bexeen kulamo xiiso leh.

Xulka Marti galinaya tartanka ee Germany ayaa la ciyaari Doona xulka Denmark.

Xulka France ayaa kulan Xiiso leh ku aaday xulka Belgium.

Hadb Halkan kaga bogo isku Aadka Wareega 16 oo dhamaysatiran.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga