Kulamada Is Reeb-Reebka Koobka Adduunka Ee Qaarada Yurub Oo Bilaaban Doona & Kulamada Ugu Xiisaha Badan.

Waxa si Rasmi ah u bilaaban doona kulamada is reeb-reebka koobka adduunka Qatar 2022 ee qaarada yurub iyada oo ay dhici doonaan kulamo xiiso leh Arbacada kana tirsan kulamada is reeb-reebka qaarada yurub.

Kulamada ugu xiisaha badan ee dhici doona waxa ka mid ah kulanka dhexmari doona xulalka Turkey iyo Netherland iyo xulalka France iyo Ukraine kuwaas oo ah kulamo si weyn loo sugayo.

Sidoo kale kulamada la sugayo waxa ka mid ah kulanka uu xulka Portugal la ciyaari doono xulka Azerbaijan halka uu xulka Belguim la ciyaari doono xulka Wales.

Halkan Kaga Bogo kulamada Arbacada ee is reeb-reebka koobka adduunka ee qaarada yurub:

Kulamada 8:00 Wakhtga Somaliya:

Turkey Vs Netherland

France Vs Ukraine

Kulamada 10:45 Wakhtiga Somaliya

Belguim Vs Wales

Portugal Vs Azerbaijan.

Waxa Jira kulamo badan laakiin kuwaa aan so xulnay ayaa ah kuwa ugu xiisaha badan ee la daawan karo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*