Giggs waxa uu waayihiisa ciyaareed ee Premier League ku soo qaatay Man United. Wuxuu u saftay 672 kulan oo heer sare ah Red Devils, isagoo kula guuleystay 13 horyaal oo cajiib ah. Xiddiga reer Wales
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli