Kulamada Chelsea Ee Uu Kai Havertz Seegi Doono Kadib Markii Laga Helay Xanuunka Korona.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea ee Kai Havertz ayaa ka maqnaan doona garoomada kadib markii laga helay xanuunka Korona.

Xiddiga reer Germany ayaa laga helay xanuunka Korona ka hor kulankii Rennes isaga oo seegay kulankii Rennes ee champions League.

Kai Havertz ayaa haatan ku jira karantiil waxana uu ka maqnaan doonaa kulamada chelsea ee soo socda.

Warkan ayaa dhibaato ku a Frank Lampard laakiin waxa ay fursad u tahay xiddigaha kale ee kooxdiisa.

Kai Havertz ayaa haatan ka maqnaan doona kulanka Sheffield United ka hor waxa la galayaa fasaxa xulalka taas oo xiddiga ka caawin doonta in uu ka soo kabsado xanuunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*