Kooxaha Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Xulalka Gaadhay Semi-Final-ka Euro 2020.

Tartanka Euro 2020 ayaa maraya meel  gaba-gabo ah iyada oo ay isku soo hadheen kaliya 4 xul kuwaas oo ku dagaalami doona Final-ka tartanka.

Kooxda Chelsea ayaa ilaa haatan ah kooxda xiddigaha ugu badan ku leh Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kadib markii ay xiddigeheedu xulalkooda la gaadheen meel Fog.

Chelsea ayaa ku leh 7 xiddig kuwaas oo u kala ciyaaraya xulalka 4-ta ah ee isugu hadhay wareega Semi-final-ka tartanka Euro 2020.

Kooxda Man City ayaa dhankeeda ku leh 6 xiddig halka kooxda Barcelona ku jirto kaalinta 3-aad kuna leh 5 xiddig.

Kooxaha Juventus iyo Man United ayaa dhankooda ku leh min 4 xiddig xulalka isugu soo hadhay sem-final-ka tartanka Euro 2020.

Halkan Kaga Bogo kooxaha waaweyn ee kale ee xiddigaha ku leh euro 2020.

  1. Chelsea: 7
  2. Man City: 7
  3. Barcellona: 5
  4. Juventus: 4
  5. Man United: 4
  6. Inter Milan: 2
  7. Liverpool: 2
  8. Arsenal: 1

5 Comments

    • Bro. Gacalka. Ha iska. Boobim. Chelsea 7 waa
      James
      Cesar
      Mount
      Chilwell
      Christensan
      Jorjinho
      Emerson

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*