Kooxaha Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Xiddigaha U Tartami Doona Abaalmarinta Ballon d’Or 2021.

Kooxaha Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh U Tartamayaasha Abaalmarinta Ballon d’Or 2021.

Waxa la shaaciyay xiddigaha u tartami doona abaalmarinta Ballon d’Or sanadka 2021 waxana haatan la sugo ayaa ah in la ogaado xiddiga ku guulaysan doona abaalmarinta bisha December.

Xiddigaha ayaa isku diyaarinaya in ay u tartamaan abaalmarinta xilli ay xiddiguhu isha ku hayaan xaflada abaalmarinta taas oo la qaban doono bisha December.

Kooxaha Cheslea iyo Man City oo iska xaadiriyay Final-kii champions league ayaa liiska ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 5 xiddig halka kooxda PSG ku leedahay 4 xiddig.

Hadaba Halkan kaga bogo Liiska kooxaha xiddigaha ugu badan ku leh

  1. Chelsea (5)
  2. Man City (5)
  3. PSG (4)
  4. Inter (2)
  5. Juventus (2)
  6. Man Utd (2)
  7. Real Madrid (2)
  8. AC Milan (1)
  9. Atletico (1)
  10. Barcelona (1)
  11. Bayern (1)
  12. Dortmund (1)
  13. Liverpool (1)
  14. Tottenham (1)
  15. Villarreal (1)

Sii Akhriso: Fariimo Jacayl: La Wadaag Qofka Aad Jeceshahay Fariimahan Cajiibka Ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*