Kooxaha Wada Badiyay kulamadii Ay Ciyaareen Champions League.

Tartanka Champions League taas maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan ku tartamayaan.

Waxa la ciyaaray 3 kulan ilaa haatan heerka horyaalka waxana jira kooxo badiyay Dhamaan kulamadii ay ciyaareen.

Kooxaha ka qayb galaya tartanka ayaa Dhamaantood dhibco lumiyey marka laga yimaado 5 kooxood oo badiyay dhammaan kulamadii ay ciyaareen.

Kooxaha PSG, Inter, Bayern, Arsenal iyo  Real Madrid ayaa Dhamaantood badiyay kulamadii ay ciyaareen tartanka Champions League.

Kooxaha kor ku xusan ayaa leh 9 dhibcood oo ay ka heleen kulamada ay ciyaareen.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga