Kooxaha Premier League Ee Lacagta Ugu Badan Galiyay Suuqa January Ilaa Haatan

Suuqa January ayaa ku jira maalintii ugu dambaysay iyada oo la soo afjari doona 31 maalin oo ay kooxuhu fursad u haysteen in ay xoojiyaan kooxohooda.

Suuqa January ee sanadkan ayaa ahaa mid aad u dagan marka loo bar-bar dhigo sanadihii hore sabab la xidhiidha saamaynta xanuunka Korona ku yeeshay kubada cagta.

Hadana arintaas ayaan kooxaha ka hor istaagin in ay sameeyaan saxiixyo ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxdooda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Kooxda Man United ayaa ilaa haatan ah kooxda lacagta ugu badan galisay suuqa January iyaga oo lacagtaas kula soo saxiixday xiddiga Amad Diallo

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Kooxaha ilaa haatan lacagta ugu badan galiyay suuqa January ee maanta xidhmi doona.

expanded thumbnail

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*