Kooxaha Lacagta Ugu Badan Galiyay Suuqa Kala Iibsiga Xagaaga.

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxaha waaweyn u tartamayaan sidii ay u xoojin lahaayeen suuqa kala iibsiga xagaaga.

Kooxda Liverpool ayaa ah koox ilaa haatan wacdaraha ka dhigaysa suuqa iyaga oo la soo saxiixday 5 xiddig isla markaas suuqa galiyay lacagta ugu badan isla markaas suuqa galisay lacag dhan 295.5 milyan euro.

Waxa ku xigta kooxda Chelsea oo suuqa galisay lacag badan si ay ugu xoojiso kooxdeeda iyada oo suuqa galisay lacag dhan 218 milyan euro.

Waxa ku xigta kooxda Man United oo suuqa galisay lacag dhan 140 milyan oo euro.

Hadaba halkan kaga bogo Liiska kooxaha suuqa galiyay lacagta ugu badan:

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga