Kooxaha Ku Dhamaysan Doona 5-ta Boos Ee Ugu Sareeya Premier League Oo La Saadaaliyay

Kooxda ku guulaystay horyaalka Premier League ayaa haatanba la sii ogaaday laakiin boosaska loogu soo boxo champions League ayaa maraya shaki la’aan meeshii ugu xamaasada badnayd muddo sanado ah.

Xilli ay jirto fursad ay kooxda kaalinta 5-aad ku dhamaysata uga soo qayb gali doonto tartanka xilli ciyaareedka dambe waxa ay kooxuhu u dadaalayaan sidii ay booskaas u gali lahaayeen.

Man City ayaa todobaadka dambe ogaan doonta hadii ay sanadka dambe ganaax ku seegi doonaan iyo hadii kale kadib markii dambi lagu helay racfaana ka gudiyeen.

Sidaas darteed kooxda kaalinta 5-aad ku dhamaysata ayaa si toos ah uga soo qayb gali doonta tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe hadii City ganaax ku seegto tartanka.

Kooxaha Leicester, Chelsea, Manchester United, Wolves, Arsenal, Tottenham, Sheffield United & Xitaa Burnley ayaa dhamaantood dagaal ugu jira kaalinta 5-aad.

Qoraayaasha wargayska Daily Star ayaa saadaashooda ka dhiibtay kooxaha ku soo bixi doona 5-ta boos ee ugu sareeya prmeier Legaue.

Paul Brown

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Chelsea
  4. Manchester United
  5. Leicester City

Ian Murtagh

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Manchester United
  4. Chelsea
  5. Leicester City

Chris McKenna

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Manchester United
  4. Chelsea
  5. Leicester City

Harry Pratt

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Manchester United
  4. Leicester City
  5. Arsenal

Aaron Flanagan

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Chelsea
  4. Leicester City
  5. Manchester United

Dan Gibbs

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Manchester United
  4. Chelsea
  5. Leicester City

Warren Muggleton

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Manchester United
  4. Leicester City
  5. Wolverhampton Wanderers

Joshua Peck

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Manchester United
  4. Chelsea
  5. Leicester City

Ollie Salt

  1. Liverpool
  2. Manchester City
  3. Chelsea
  4. Manchester United
  5. Leicester City

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*