Kooxaha Guulaha Ugu Badan Gaadhay Premier League Xilli Ciyaareedkan

Horyaalka premier League ayaa maraya meel xiiso leh inkasta oo uu ku jiro bilowgii xilli ciyaareedka iyada oo la ciyaaray kaliya 10 kulan.

Waxa jira kooxo badiyay kala badh kulamada ay ciyaareen ilaa haatan halka ay jiraan kooxo kale oo ilaa haatan ku dhibaatoonaya in ay guul gaadhaan.

Kooxaha Leicester City, Liverpool Iyo Tottenham ayaa ah kooxaha ilaa haatan guulaha ugu badan gaadhay ilaa haatan horyaalka iyaga oo badiyay 6 kulan oo ka mid ah 10-kii kulan ee ay ciyaareen.

Kooxaha Aston Villa, Chelsea, Everton, Manchester United, Wolverhampton Wanderers iyo Southampton ayaa ah kooxaha ku xiga iyaga oo gaadhay min 5 guul.

Hadaba Halkan kaga bogo kooxaha guulaha ugu badan ka gaadhay premier Legaue ilaa haatan xilli ciyaareedkan:

  1. Leicester City: 6 guul
  2. Liverpool: 6
  3. Tottenham: 6
  4. Aston Villa: 5
  5. Chelsea: 5
  6. Everton: 5
  7. Man United: 5
  8. Southampton: 5
  9. Wolves: 5
  10. Arsenal: 4
  11. Crystal Palace: 4
  12. Leeds United: 4
  13. Man City: 4
  14. Newcastle United: 4
  15. West Ham: 4
  16. Brighton 2
  17. Burnley: 1
  18. Fulhman: 1
  19. West Bromwich Albion: 1
  20. Shefield United: 0

Sii Akhriso: DEG-DEG: Somaliya Oo Muqdisho Ka Caydhisay Safiirka Kenya U Fadhiyay Somaliya & Sababta Oo La Ogaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*