Kooxaha Ay Xiddigaha Ugu Badan Goolasha U Dhaliyeen Premier League Oo La Soo Saaray.

Horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso leh inkasta oo uu bilow yahay waliba kaliya la ciyaaray 7 kulan xilli ciyaareedka.

Kooxaha Premier League ayaa dhaliyay goolal badan ilaa haatan xilli ciyaareedkan xill Xilli ciyaareedku marayo meel xiiso leh ilaa haatan.

Kooxda chelsea ayaa ah kooxda ay xiddigaha ugu badan u dhaliyeen goolal horyaalka premier League ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Chelsea ayay 12 xiddig oo kala duwan goolal u dhaliyeen halka ay Man City ku xigto 9 xiddig oo kala duwana goolal u dhaliyeen horyaalka premier League.

Kooxda Aston Villa ayay dhankeeda 8 xiddig oo kala duwan halka ay kooxaha Brentford iyo Liverpool dhaliyeen min 7 xiddig oo kala duwan ilaa haatan premier League.

Chelsea have the most Premier League goal scorers this season

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*