Ka Dib Isku Aadka Wareegga 32-aad Ee Cope Del Rey , Barcelona Iyo Real Si Sahal Ah Ayay Ugu Gudbayaan Wareegga 16-ka , Ogoow Sababta

Waxaa la sameeyay isku aadka wareegga 32-aad ee Cope Del Rey xilli kooxaha Real iyo Barcelona sugayaan kulamo sahal ah

Wareegga 32-aad ee Cope Del rey waxaa ka maqan koxoda horyaalka hogaamineysa ee Atletico Madrid kuwaasi oo koox heerka sedexaad ka ciyaarta ay reebtay

Kooxdaas Cornellà ee reebtay Atletico waxa ay haatan waregga 32-aad ku wajaheysa Barcelona

Real Madrid iyana waxa ay iska arkayaan wareeggaas kooxda Deportivo Alcoyan oo iyana ka ciyaarta heerka labaad ee Spain

Cornellà-Barcelona

Ibiza-Athletic

Alcoyano-Real Madrid

Córdoba-Real Sociedad

Peña Deportiva-Valladolid

Navalcarnero-Eibar

Málaga-Granada

Almería-Alavés

Leganés-Sevilla

Alcorcón-Valencia

Girona-Cádiz

Sporting de Gijón-Betis

Espanyol-Osasuna

Fuenlabrada-Levante

Rayo Vallecano-Elche

Tenerife-Villarreal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*