Ka Dib Hishiiska Cusub Ee Aubameyang , Waa Kuwee 10-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Mushaarka Badan Horyaalka Ingiriiska?

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in weeraryahanka Arsenal ee Aubameyang uu noqday xiddiga ugu mushaarka badan  ciyaartooyda horyalka Ingiriiska ka dib hishiiska cusub ee uu saxiixay.

Wiilka reer Gabon ayaa qalinka ku duugay hishiis gaaraya illaa iyo xagaaga 2021-ka  ka dib wadahadallo waqti badan soo qaatay.

Wargeyska The Sun  ayaa haatan qorayaa in mushaarka cusub ee Aubameyang ee ah 350 kun oo gini todobaadkii ee ay sii dheer tahay lacagta gunno  ah ee qaadanayo inkastoo aan la shaacin qiimaheeda hadana ay ka dhigeyso xiddiga ugu mushaarka sareeya horyaalka Ingiriiska

Sidaas  waxa uu Aubameyang uga saramaray saaxibkiisa isku kooxda yihiin ee Ozil waxaana sii wehliiya goolahayaha Man United ee De Gea

Hadaba sidaan ayay u kala sareeyaan xiddiga ugu mushaarka badan horyaalka Ingiriiska 1-Aubameyang  350+ Gunnooyin, 2-Ozil 350, 3- De Gea 350k, 4- De Bruyne 320k,  5- Havertz 310k, 6-Sterling 300k, 7- Pogba 270k, 8-Martial 250k, 9-Aguero 230k, 10-Willian

 

 

Laacib.net

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*