Ka Dib Dhaawacii Soo Gaaray , Miyuu Kylian Mbappé Seegayaa Kulanka Man City Ee Champion-ka

Wargeyska L’Équipe ee France ayaa daboolka ka qaaday xaaladda Kylian Mbappé ka dib baaritaano lagu sameeyay , waxa uuna laacibka ku dhaawacmay kulankii Kylian Mbappé

PSG ayaa kulankaas badisay waxa uuna ku tirsanaa wareegga 34-aad ee horyaalka France

Sida wargeyskaas uu sheegayo , Kylian Mbappé ayaa waxaa gaaray dhaawac muruqa bowdada sidaas oo ay tahay uusan aheyn dhaawac halis ah

Wargeska waxa uu intaas ku darayaa in ifafaalada hore muujineyso in Kylian Mbappé uu ciyaari karo kulanka arbacada ee wareegga 4-ta Champion-ka ee Man City

PSG ayaa arbacada marti gilineysa kooxda City oo ay isku arkayaan lugta koowaad ee wareegga 4-ta Champion-ka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*