
Kooxda Juventus ayaa garaacday Kooxda Genoa Kulan ka tirsanaa todobaadkii 29-aad ee horyaalka Serie A-da iyaga sii xoojistay hogaanka horyaalka Serie A-da.
Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Paulo Dybala, Cristiano Ronaldo & Douglas Costa ayaa Juentus u suurtagaliyay in ay garaacdo kooxda Genoa
Guushan ayaa kooxda Juventus ka caawisay in ay 4 dhibcood ku qabtaan hogaanka horyaalka Serie A-da kuna sii dhawaadaan ku guulaysiga iyo difaacashada horyaalka.
Halkan Hoose Ka Daawo goolasha Juventus ee Kulanka:
Be the first to comment