Jurgen Klopp Oo Ku Digtya David Luiz Kadib Khaladkii Virgil Van Dijka.

Taababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku digtay daafaca kooxda Arsenal ee David Luiz kadib khaladkii uu daafaca Reds ee Virgil Van Dij sameeyay kulankii Arsenal.

Daafaca reer Holland ee Virgil Van Dijk ayaa khalad sameeyay goolkii 1-aad ee ay Arsenal dhalisay kulankii ka dhacay Emirates Staduim kaas oo ahaa guuldaradii 3-aad ee premier League.

Van Dijk oo aritaas ka hadlaya ayaa yidhi”Van Dijk waa qof Aadame ah wuuna samayn karaa khalad anigu lama yaabin arintaas”.

“Miyaan u baahanahay David Luiz, waxa u malaynayaa in uu heshiis cusub u saxiixay Arsenal, Miyayna Sidaas Ahayn”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*