Jurgen Klopp Oo Kashifay Halka Sabab Ee La Yaabka Leh Ee Uu Mohamed Salah Uga Tagi Karo Liverpool.

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa kashifay in ay jirto hal sabab oo uu Mohamed Salah Uga Tagi Karo kooxda Liverpool.

Tababaraha Liverpool ayaa ku qasbanaaday in uu ka hadlo shakiga ku jira mustaqbalka xiddiga kadib markii uu xiddiga reer Masar Albaabka u furay kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.

Jurgen KLopp oo kaftamaya ayaa yidhi”Hal sabab ee uu Mohamed Salah uga tagi karo Liverpool ayaa ah cimilada”.

“Ma jirto sabab kale oo uu uga tagi karo Liverpool sababta oo ah waa koox ka mid ah kooxaha ugu fiican adduunka”Ayuu Klopp yidhi.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: 4 Cunto Oo Disha Kulanka Sariirta, Iska Ilaaliya, Waa Waajib Idin Saaran Gudashada Kulanka Sariirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*