Jurgen Klopp Mise Pep Guardiola? Robert Lewandowski Oo Doortay Tababaraha Fiican.

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa kala doortay midka fiicanTababarayaashiisii hore ee Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola.

Robert Lewandowski ayaa ka soo hoos shaqeeyay labada tababare kadib markii uu Jurgen Klopp kala soo shaqeeyay kooxda Borussia Dortmund ka hor inta uuna Bayern Munich kala shaqayn kooxda Bayern Munich.

Xilli uu waraysi siinayay wargayska ESPN ayaa Robert Lewandowski la waydiiyay labada tababare midkooda Fiican labada tababare.

“Waxan u malaynayaa waxa fiican Jurgen Klopp kadib waxa ku xiga Pep Guardiola”ayuu yidhi.

“Klopp waxa uu leeyahay laba waji, midka hore waxa uu ku dareensiinayaa in uu sida Aabahaa oo kale yhaya halka uu midka kale tababare kuu yahay”.

“Klopp waxa uu talo kaasiin karaa wax wlaba kama hadlayo waxyaabaha fiican oo kaliya laakiin waxyaabaha xun”.

Sii Akhriso: XASAASI: Dalka Shiinaha Oo Watfi Culus U Diraya Somaliland & Sababta Oo La Ogaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*