Jordi Alba Oo Ka Hadlay Mustabqalkiisa Barcelona , Maxaa Soo Kordhay?

Daafaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa hoosta ka xariiqay in weli aysan niyadda kaga soo dhicin  in uu ka fariisto ciyaaraha

Alba , oo uu hishiiskiisa Camp Nou dhacayo xagaaga 2024-ka ayaa axadda galaya da`da 32-ka sano waxaana horay u soo baxay warar sheegaya in uu ka fikaryo in uu ka fariisto ciyaaraha.

” In aan ciyaaraha ka fariisto ? wadadaas waa ay dheer tahay , xaalad waxcan ayaan dareemayaa maskixiyan iyo jir ahaan” ayuu ka yiri saxaafadad Spain

” Waa run waa ay jireysa maalin aan ciyaaraha ka fariisan doono balse waxaan rajeynayaa in ay noqoto waqti dheer waliba waxaan jeclahay in aan sii joogo Barcelona”

Alba waxa uu intaas sii raaciyay”   Barca  meel fog ayay kaga taal wadnaheyga waxaanaa doonaya in aan ciyaaraha halkaan uga fariisto”.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*