Jadwalka Kulamada Ugu Horeeya Horyaalka La Liga Oo La Shaaciyay.

Dowlada Spain ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in uu horyaalka La Liga dib u bilaaban doona todobaadka ugu horeeya ee 8 bisha June.

Wargayska MARCA ayaa sheegay in haatanba la shaaciyay Jadwalada kulamada la ciyaari doono marka dib loo bilaabo horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Kulanka Sevilaa Derby ee u dhexeeya kooxaha Sevilla & Real Betis ayaa loo calaamadiyay in lagu furo kulamada horyaala La Liga ee xilli ciyaareedkan.

Kooxda Barcelona ayaa u safri doonta garoonka Son Moix iyaga oo la ciyaari doona kooxda Real Mallorca halka ay Real Madrid marti galin doonto kooxda Eibar.

Kooxda ATletico Madrid ayaa dhankeeda marti galin doonta kooxda Atletico Madrid.

Advertisements

Halkan Kaga Bogo Jawalka Kulamada ugu horeeya ee horyaalka La Liga:

Sevilla Vs Betis
Athletic Club Vs Atletico Madrid
Celta Vigo Vs Villarreal
Espanyol Vs Alaves
Granada Vs Getafe
Leganes Vs Valladolid
Mallorca Vs Barcelona
Real Madrid Vs Eibar
Real Sociedad Vs Osasuna
Valencia Vs Levante

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*