Isku Aadka Koobka Kooxaha Adduunka Oo La Soo Saaray

Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa Soo Saaray isku aadka koobka kooxaha adduunka ee sanadka.

Tartanka oo waji cusub ku bilaabanaya ayay kooxaha ka qayb galaya ogaadeen Group-yadooda.

Kooxaha waaweyn ee reer yurub ee ay ka midka yihiin Real Madrid, Man City iyo Chelsea ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan.

Kooxda difaacanaysa tartanka ee Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda ka ciyaarta horyaalka sucuudiga ee Al-Hilal.

Koobka naadiyada adduunka oo ah kii ugu horeeyay ee lagu qabto nidaamka cusub ayaa lagu qaban doonaa xagaaga 2025 dalka maraykanka.

Group A

SE Palmeiras (BRA)

FC Porto (POR)

Al Ahly FC (EGY)

Inter Miami CF (USA)

Group B

Paris Saint-Germain (FRA)

Atlético de Madrid (ESP)

Botafogo (BRA)

Seattle Sounders FC (USA)

Group C

FC Bayern München (GER)

Auckland City FC (NZL)

CA Boca Juniors (ARG)

SL Benfica (POR)

Group D

CR Flamengo (BRA)

Espérance Sportive de Tunis (TUN)

Chelsea FC (ENG)

Club León (MEX)

Group E

CA River Plate (ARG)

Urawa Red Diamonds (JPN)

CF Monterrey (MEX)

FC Internazionale Milano (ITA)

Group F

Fluminense FC (BRA)

Borussia Dortmund (GER)

Ulsan HD (KOR)

Mamelodi Sundowns FC (RSA)

Group G

Manchester City (ENG)

Wydad AC (MAR)

Al Ain FC (UAE)

Juventus FC (ITA)

Group H

Real Madrid C. F. (ESP)

Al Hilal (KSA)

CF Pachuca (MEX)

FC Salzburg (AUT)

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga