Hordhac: Inter Milan Vs Real Madrid : Kooxda Boqortooyda Dhanka Guulaha Iyaga Ayaa Kaga Sareeya Inter

Real Madrid ayaa kulan adag waxa ay la ciyaarayaan Inter Milan waxa ayan kulankaas galayaan iyaga oo dhanka guulaha ka sareeya kooxda reer Italy
Xogta Kulanka :

* Inter Milan ayaa guul dareeystay 3 kulan oo qeyb ka ah afartii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Real la ciyaareen dhamaan tartamada yurub, hal jeer waa ay badiyeen

* Kulankaan waxa uu Real u noqonayaa koodii ugu horeeyay ee ay gareooka Inter ku soo ciyaarayaan tan iyo November sanadkii 1998-dii .

* Inter Milan waligeed kulan garoonkeeda ah ma guul dareysan iyaga oo Real tartan Yuueub ah la ciyaaraya.

* Real waa ay badiyeen 7 kulan oo qeyb ka ah 8 kulan oo champion-ka ah oo ay la ciyaareen kooxo ka socda Italy iyadoo waliba uu hogaaminayo macalin Zidane

* Inter Milan haddii kulankaan aysan badin waxa ay u noqneyasa markii ugu horeeusay oo aysan badin 4-tooda kulan ee ugu horeeya Champion-ka

Inter Milan possible starting lineup:
Handanovic; Skriniar, Bastoni, De Vrij; Hakimi, Barella, Vidal, Gagliardini, Perisic; Martinez, Lukaku

Real Madrid possible starting lineup:
Courtois; Carvajal, Varane, Militao, Mendy; Casemiro, Kroos; Asensio, Isco, Hazard; Diaz

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*