Imisa Ayuu Garoomada Ka Maqnaanayaa Benzema ?

Saxaafadda Spain ayaa daboolka ka qaadeysa waxa ka soo baxay baaritaanka hor dhaca ah ee lagu sameeyay dhaawac Benzema

Laacibkaas ayaa ku dhaawacmay kulankii Celtic xiligaas oo la badlaay daqiiqadii 30-aad ka dib dhaawac  gaaray

Wargeyska Marca ayaa sheegaya in laacibka dhawaciisa yahay mid culus inkastoo weli Real war rasmi ah soo saarin

Waxa ay sheegeen in jilibka laga gaaray , lamana helin mudada uu garoomada ka maqnaan doono .

Wararka qaar wax aay leeyihiin 4 todobaad balse Real ayaa la sugayaa , hadaba waxii ka soo kordha isha ku hay bogeena kooxda.com