Hordhaca United Vs Everton : Kooxda Martida Kuma Badiyaan Old Trafford

Man United waxa ay kulankaan weyneysaa daafacooda Harry Maguire kaasi oo lagu haleelay kulankii Aston Villa

Luke Shaw oo ka sheeganaya jug garabka ah ayaa la filayaa in la qiimeeyo xaaladdiisa

Xogta Kulanka

* Guul daradii 4/0 aheyd ee United kala soo laabteen Goodison Park ayaa ah halka guul darro ee yimid 14-kii kulan ee ugu dmabeeyay dhamaan tartamada ay uga hor tageen Everton

*Everton kaliya waxa ay badiyaan laba jeer 29-kii kulan ee ugu dambeeyay horyalka ee ay ku soo ciyaareen qalcadda Old Trafford

* 8-dii guul darro ee ugu dambeeyay United dhamaan tartamada waxa ay ku qabsatay Old Trafford

* Bruno shabaqa ayuu soo taabtay sedexdii kulan ee horyaalka ee uu ka hor tagay Everton

Shaxda laga yaabo in Man United ku soo galaan kulankaan

Manchester United possible starting lineup:
De Gea; Wan-Bissaka, Lindelof, Varane, Shaw; Matic, Fred; Greenwood, Fernandes, Pogba; Ronaldo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*