Hordhaca Chelsea Vs Southampton : Kooxda Blues Oo Ka Carareysa Guul-daradii Labaad Xariir Ah Tan Iyo Markii Tuchel UIu Yimid

Qadka dhexe Chelsea Kante waxa uu galayaa is go`doomin ka dib markii xanuunka caabuqa laga helay halka Pulisic isna loo badinayo in kulankaan uu seegayo .
Balse Mason Mounta ayaa la xaqiijiyay in uu diyaar yahay laakniin Reece James ayaa dhaawaca canqawga ah ku seegaya

Xogta Kulanka

* Guul daraddii 2/0 aheyd ee Chelsea December 2019 kala kulmeen Southampton ayaa ah halka guul darro ee 11 kulan ee hore ee horyaalka , 7 badis iyo sedex bar bar dhac ah ayay Chelsea wataan

* Labada koox waxa ay guud ahaan horyaalka ku kulmeen 44 jeer Chelsea waxa ay badiyeen 24 halka Southampton wataan 9

*Chelsea haddii kulankaan laga badiyo waxa ay noqneysaa markii ugu horeeysay laba kulan isku xigta horyalaka guul dareysanayaan tan iyo markii uu yimid macalin Tuchel .

* Chelsea sanadkaan 2021-da waxa ay guul dareysteen 4 kulan oo garoonkooda ah iyadoo la joogo horyaalka , ma dhicin in 5 jeer ay arintaas qabsato tan iyo sanadkii 19995-tii

*Weeraryahanka cusub Chelsea ee Lukaku waxa uu Southampton ku leeyahay 9 gool mana jirto koox kale uu sidas uu ku sameeyay

Shaxda Chelsea laga yaabo in ay ku soo galaan

Chelsea possible starting lineup:
Mendy; Silva, Christensen, Rudiger; Azpilicueta, Jorginho, Kovacic, Chilwell; Mount, Havertz; Lukaku

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*