Hordhac: Real Madrid Vs Bayern Munich: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Adag Ee Caawa.

Kulanka uGu xiisaha badan champions League ayaa caawa dhexmari doona kooxaha Real Madrid Iyo Bayern Munich.

Labada Kooxood ayaa kulanka isaga hor iman doona iyaga oo isha u haya in ay iska xaadiriyaan Final-ka tartanka.

Kulanka: Real Madrid Vs Bayern Munich

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Bernabue

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Real Madrid ayaan laga badin 8-dii kulan ee uGu dambaysay ee ay la ciyaartay Bayern Munich champions League halka ayna guuldaro kala kulmin 7-dii kulan ee uGu dambaysay ee ay kula ciyaartay Bernabue.

Tababaraha Real Madrid Ancelotti ayaan guuldaro kala kulmin 9-kii kulan ee uGu dambeeyay  uu la ciyaaray Bayern Munich champions League 6 kulan wuu ka badiyay 3 kalena bar-baro ayuu la galay.

Shaxda Suurtagalka ah ee labada kooxood:

Real Madrid: Lunin; Carvajal, Rudiger, Nacho, Mendy; Valverde, Tchouameni, Kroos; Bellingham; Rodrygo, Vinicius Junior

Bayern Munich: Neuer; Kimmich, Dier, De Ligt, Mazraoui; Goretzka, Laimer; Sane, Musiala, Gnabry; Kane

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga