Holland Vs Holland : Horay Uguma Kulmin Koobka Aduunka

Kulan adag ayaa sugaya Holland marka ay ka hor tagaan Ecuador oo ay markii ugu horeysay ku kulmayaan koobka aduunla

Xogta Kulanka

*Kulankaan waa kulankii seddexaad ee Netherlands iyo Ecuador, labadii kulan hore saaxibtunimo ayay ahaateen 2006 iyo 2014 ayay dhaceen

*Netherland ayaa laga badiyay kaliya labo ka mid ah 14-kii kulan ee FIFA World Cup ay wajahday wadamada ka soo jeeda Soth America

*Ecuador ayaa badisay kaliya labo ka mid ah todobadii kulan ee FIFA World Cup oo ay la ciyaartay kooxaha Yurub (1 bar bar dhac  guul darro 4), iyagoo garaacay Croatia 2002 iyo Poland 2006.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*