Heshiis Dhacay: Salah Oo Qarka U Saaran In Uu Ka Tago Liverpool

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa u muuqda mid qarka u saaran in uu isaga tago kooxda Liverpool  sida ay sheegayaan wararku.

Sida laga soo xigtay Topskills Sports UK, Mohamed Salah ayaa heshiis buuxa la gaadhay Kooxda Al-Ittihad.

Liverpool  kama labalabeyn doonto inay waqtigan u oggolaato inuu ka tago kooxda, maadaama ay riixayaan iibkiisa.

Liverpool waxay diyaar u tahay inay ku raacdo qiime u dhexeeya £30 ilaa £50 milyan si uu uga tago xagaagan, xitaa haddii uu heshiisku ka hooseeyo inta la filayo.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga