Halkee La Kala Marayaa Gool Dhalinta La Liga Kadib Toodbaadkii 8-aad.

Xiddiga kooxda Real Sociedad ee Mikel Oyarzabal ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisa cajiibka ah iyo hogaaminta gool dhalinta horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan.

Sidii caadada ahayd xiddigihii waaweyn ee hogaamin jiray gool dhalinta horyaalka La Liga ayaan ilaa haatan is muujin iyada oo aan arag xiddigaha Karim Benzema iyo Lionel Messi kuwaas oo xilli ciyaareedyadii ugu dmabeeyay wakhtigan oo kale goolal badan ka dhaliyay horyaalka La Liga.

Xiddiga Kale ee kooxda Real Soicedad ee portu ayaa ku jira kaalinta 2-aad isaga oo la goolal ah xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez.

Xiddiga ay Barcelona iska caydhisay ee Luis Suarez ayaa kaalinta 3-aad kaga jira tartank gool dhalinta horyaalka La Liga isaga oo u ciyaara kooxda Atletico Madrid.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Sida loogu kala horeeyo tartanka gool dhalinta horyaalka La Liga ilaa haatan:

  1. Mikel Oyarzabal (Real Sociedad) 5 Gool
  2. Portu (Real Sociedad) 4
  3. Luis Suarez (Atletico Madrid) 4
  4. Cristian TelloTello (Real Betis) 4
  5. Paco AlcácerAlcácer (Villarreal) 4
  6. Ansu Fati (Barcelona) 4
  7. Iago AspasIago Aspas (Celta Vigo) 4
  8. Karim BenzemaBenzema (Real Madrid) 3
  9. João FélixSequeira (Atlético Madrid) 3
  10. Federico ValverdeValverde Real Madrid) 3

Sii Akhriso: Madaxweyne Ka Mid Ah Maamul Goboleedyada Somaliya Oo Is Casilay & Sababta Oo La Ogaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*