Halka Uu Sergio Aguero Ka Gali Karo Shaxda Chelsea Xilli Ay Blues Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixa Xiddiga.

MANCHESTER, ENGLAND - FEBRUARY 27: Sergio Agüero of Manchester City during the Premier League match between Manchester City and West Ham United at Etihad Stadium on February 27, 2021 in Manchester, England. Sporting stadiums around the UK remain under strict restrictions due to the Coronavirus Pandemic as Government social distancing laws prohibit fans inside venues resulting in games being played behind closed doors. (Photo by Gareth Copley/Getty Images)

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab Rasmi ah miiska u saartay xiddiga Sergio Aguero si ay u hesho saxiixa xiddiga marka uu dhoco heshiiskiisa Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Kooxda Man City ayaa xaqiijisay in uu xiddiga Sergio Aguero isaga tagi doono kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan marka uu dhoco heshiiska uu kula jiro kooxda.

Kadib xaqiijintaas waxa isaga soo taraya warar sheegaya in ay Chelsea si dhab ah u doonayso saxiixa xiddiga reer Argentine si ay ugu xoojiyaan kooxdeeda xilli ciyaareedka dambe.

Chelsea ayaa haatan la sheeayaa in ay xiddiga reer Argentine miiska u saartay dalab ay ku doonayaan saxiixa xiddiga marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda Man City.

Xiddiga Aguero ayaa lagu soo waramayaa in uu dhankiisa u furanyahay in uu sii joogo Horyaalka Premier League hadii uu helo dalab fiican marka uu ka tago Man City.

Wargayska Sports Mole ayaa soo bandhigtay halka uu Sergio Aguero ka gali karo shaxda Chelsea hadii uu ku biiro kooxda xagaaga

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 7 Wado Oo Cajiib Ah Oo Aad “Waan Ku Jecelahay” Ugu Odhan Karto Gacaliyahaaga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*